Dowlada Somalia oo lagu eedeeyey iney xanibtay gargaar loo waday gobolka Gedo

Dowlada Somalia ayaa lagu eedeeyey iney xanibtay gargaar loo waday degaano ka tirsan gobolka Gedo. Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo Saxaafada la hadlayay caawa ah ayaa sheegay in Dowlada Federaalka ah ay hortaagan tahay diyaarad sida gurmad noocyo kala duwan ah oo loogu tala galay ka hortaga Xanuunka Covid19 iyo … Continue reading Dowlada Somalia oo lagu eedeeyey iney xanibtay gargaar loo waday gobolka Gedo